Foomka Faallooyinka Dadweynaha

23-da Diseembar 12:01 am ilaa 25-ta Janaayo 11:59 pm


Faallo ku saabsan cusbooneysiinta Hanaanka Qiimaynta Khataraha Goobta iyo Kala Sareynsiinta

 

Waxaan rabnaa aragtidaada ku saabsan isbeddelada la soo jeediyay ee Hanaanka Qiimaynta Khataraha Goobta iyo Kala Sareynsiinta (Site Hazard Assessment and Ranking Process, SHARP). SHARP waa habka aan ku qiimeyno khataraha kiimikooyinka ee dadka iyo noolaha kale ee ku nool goobaha wasakheysan.

 

Wasakhda goobta waxay noqon kartaa warbaahinta bey\\\\\\\'ada sida ciidda, biyaha hoostooda, biyaha dushooda sare, ciidda hoose, iyo hawada gudaha dhismayaasha. Iyadoo la adeegsanayo qalabka SHARP, shaqaaluhu waxay ka jawaabaan su’aalo taxane ah oo ku saabsan mid kasta oo ka mid ah warbaahinta goobta. Jawaabaha waxaa loo isticmaalaa in lagu buundeeyo mid kasta oo ka mid ah warbaahinta iyadoo lagu saleynayo sida ay u badan tahay ay soo gaadhisto tahay iyo sida khatar ay soo gaadhistu ay noqon karto. Shanta buundo ee warbaahinta ayaa markaa la isku wada daraa si loo helo qiimeyn guud oo kooban.

 

Waxaan soo jeedinaynaa labo cusbooneysiin lagu horumarinayo qalabka SHARP. Fadlan bixi faallo ku saabsan waxyaabaha soo socda: 

·       Kordhi miisaanka qiimeynta soo gaadhista “B” ee xisaabinta qiimeynta guud ee SHARP. Buundo “B” waxay ka dhigan tahay in nooluhu ay suuragal tahay in ay soo gaadheyso wasakhda goobta, laakiin waxaa loo baahan yahay xog dheeraad ah si loo xaqiijiyo. 

·       Ku dar su’aal si sifiican loogu qiimeeyo soo gaadhista dhirta iyo xayawaanka ee wasakhda ku jirta biyaha dushooda sare.  


Faalladaada ku soo gudbi onleenka barta go.ecology.wa.gov/SHARPCommentPeriod2025. Xog dheeraad ah, fadlan la xiriir Meredith Bee, Khabiirka Qiimaynta Goobaha Wasakheysan, ee Meredith.Bee@ecy.wa.gov ama wac 360-995-3252.

Sharaxaad faahfaahsan oo ku saabsan cusbooneysiinadan iyo xog dheeraad ah oo ku saabsan SHARP waxaa ka heli kartaa boggeena ku saabsan Qiimaynta Goobaha Wasakheysan (Assessing Contaminated Sites).


Si aad u codsato adeeg Sharciga Maraykanka ee Utaagan Xuquuqda Dadka Naafada ah (Americans with Disabilities Act, ADA), ilmayl Meredith.Bee@ecy.wa.gov, wac 360-995-3252, ama garaac 711 Si aad ugu wacdo adeegyada sida telefoonka qoraalka (TTY) adoo adeegsanaya Khadka Isgaarsiinada ee Washington (Washington Telecommunications Relay). Booqo Ecology.wa.gov/ADA si aad oga hesho xog dheeraad ah oo ku saabsan helitaanka adeegyada.


 




Macluumaadka Xiriirka

*Dhammaan goobaha waa ikhtiyaari haddii aan si kale loo tilmaamin.

Submitted by Value

Magaca Kowaad

Magaca Dambe

Cinwaanka

Magaalada

Gobolka

ZIP

iimaylka

Consent to Mailing List

Faaladaada


Faallooyinka waxa ay ku ekyihiin Janaayo 25, 2026, markay tahay 11:59 P.M.




Si aad faallo u bixiso, fadlan geli faallo(oyinka) aaga qoraalka.


Si aad u soo gudbiso lifaaqyada isticmaal badhanka “upload a file” (Soo geli fayl) ee hoose. Kadib, riix “Continue” (Sii wad) si aad u eegto faallo(oyinka)aga.
Wax kasta oo xog ah (tusaale, shaqsiyeed ama xiriir) oo aad ku bixiso foomka faalladan ama lifaaq ahaan, waxaa si dadweynaha loogu sii deyn karaa lasoo dhigi karaa Internet-ka.


Si aad u soo gudbiso faallooyin koox ahaan, fadlan booqo boggeena bogga websaydka ee Tilmaamaha Faala Bixinta (Commenting Tips webpage).
Tallaabooyinka Xiga: Ka dib marka uu dhamaado muddada faallo bixinta, Ecology waxay dib u eegi doontaa dhammaan faallooyinka la helay iyadoo aan dhammeystireyno dukumiintiyada uguna jawaabeyno si waafaqsan.



* Soo rarida faylka waa ikhtiyaari*

Waxaad ku soo lifaaqi kartaa ilaa shan 20 MB si ay ula socdaan soo gudbintaada. Qaababka la ogolyahay waa pdf, jpg, jpeg, png, txt, gif, doc, docx, xlsx, xls. Haddii aad la kulanto dhibaatooyin farsamo soo gudbinta faallooyinkaaga fadlan la xiriir qofka ku qoran boggan hoose.


Thank you for subscribing to the SHARP Public Comment 2025 mailing list.